Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th May 2025 admin
Mazen al-Xamada iyo Xabsiga Saydnaya: Waxaa maalinkasta nagula khasbi jiray inaan nadiifino dhiiga maxaabiista la laayay Mazen al-Hamada wuxuu 1977-dii ku dhashay magaalada Deir Ezzor, oo kamid ah magaalooyinka ugu waaweeyn wadanka Suuriya, si lamid ah kumanaankii dhalinta ahaa ee …

8th May 2025 admin
Qaar kamid ah ciidankii dagaalka Raaskanbooni lagu qabtay ayaa saaka lakeenay xerada ciidanla Jubbaland ee duleedka buurta RaaskanbooniCulu a …

8th May 2025 admin
Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa heshiis ku gaadhay in ay meesha ka saaraan khilaafkii dhexdooda, ayna bilaabaan wada-hadallo farsamo; iyada oo Itoobiya heleyso marin-badeed; iyada oo ilaalinaysa Midnimada Soomaaliya. Waxa kale heshiisku suragelinaya Itoobiya ay hesho deked ay ku adeegsato, waxa …

8th May 2025 admin
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Amniga gudaha Jubbaland oo xafiiskiisa shir jaraa’id ku qabtay ayaa faahfaahin ka bixiyay xaaladda deegaanka Raaskaambooni ee gobolka Jubbada hoose. …