Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th May 2025  admin  

Ciidamada difaaca Puntland, gaar ahaan ciidamada PMPF ee qaybta ka ah ciidamada fulinaya hawl-galka Hilaac ee ka ciribtiraya Argagixisada Buuralayda Puntland ayaa gulufyo dar-dar xooggan leh ka fuliyey qaybo ka mid ah deegaanno ku teedsan buuralayda Calmiskaad ee G. Bari.…

6th May 2025  admin  

Falanqayn guutada Kabtan ayub ee wacdaraha ka dhigtay dagaalki manta Puntland ku qaaday argagaxisada فرحة الشعب الصومالي بسحق فلول الإرهاب الملعون وتصفيتهم من اقليم البونت🇸🇴شورة إبليس لما جيتم صوبنا..😅يا أيها الحمقى تحاربون الشعب المقدس الذي أسلم قبلك وجدك …

6th May 2025  admin  

6th May 2025  admin  

15 qof oo dhintay markii dad baabuur lagu jiirsiiyey New Orleans Ugu yaraan 10 qof ayaa dhintay, 30 kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii baabuur la jiirsiiyey dad ku sugnaa goob caan ah oo dadka dalxiisayaasha ah ay ku …