Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025 admin
Ciidamada Difaaca Dowladda Puntland ayaa gaaray deegaano horleh oo katirsan Togga Jeceel ee buuraleyda Cal-miskaad. Ciidamada ayaa isku fidiyay deegaanka Hararyo ilaa aaga Qurac, oo ay ugu tageen saldhigyo ay argagixisada Daacish ay ka carareen, sida uu xaqiijiyay Taliska Howlgalka …

3rd May 2025 admin
Ciidanka Puntland oo ku ruqaansaday fariisimaha ay kaga sugan yihiin Calmiskaad yihiin haraadiga Argagixisada WATCH: @GaroweOnline Obtains New Footage of Puntland Troops Advancing Deep Into ISIS Hideouts in the Calmiskaad Mountains. #Somalia pic.twitter.com/OS6BAiO5Kl — GAROWE ONLINE (@GaroweOnline) February 8, 2025…

3rd May 2025 admin
“Afar jeer ayey puntland la dagaashay argagixiso afartiina waaka guulaysatay” …

3rd May 2025 admin
Halkee maraysaa hawshii sahaminta shidaal ee Soomaaliya? Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Dabiiciga ah ee Turkiga, Alparslan Bayraktar, ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in markabka Oruc Reis uu dhammaystiray 50% baadhitaannadii seismic ee uu ka waday badda Soomaaliya, sida laga soo xigtay …