Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd May 2025  admin  

Sweden oo xukun ku riday nin u safray Daacish-ta Soomaaliya Maxkamad ku taalla Sweden ayaa Jimcaha maanta ah xukun saddex sano iyo saddex bil oo xabsi ah ku riday nin lagu helay inuu ku biiray kooxda Daacish (IS), taasoo ka …

2nd May 2025  admin  

Doorashada madaxtinimada midowga Afrika: Sidee u dhacaysaa, yaa codaynaya, yaase codayn doonin Sabtida iyo Axadda Midowga Afrika ayaa la filayaa in Sabtida iyo Axadda ay qabtaan doorashada guddoomiyaha, iyo ku xigeenka guddoomiyaha, ayadoo guddiga fulinta uu doortay komishanerrada uu golaha …

2nd May 2025  admin  

Mimiri ayaa laqay oo soo tufay 24 jir u dhashay dalka Baraasiil …

2nd May 2025  admin  

Puntland ayaa shaacisay in duqayn caawa ka dhacday deegaanka Sheebaab ee buuraha gobolka Bari ee Calmiskaad lagu burburiyey warshad soo saarta qaraxyada oo ay lahayd kooxda IS, sida lagu sheegey warsaxaafadeed . …