Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Dawladda Puntland oo gaadiid dagaal ka heshay Dawladda ay deriska yihiin ee Imaaraadka Carabta Gaadiidkani oo xalay laga soo saaray dekedda Boosaaso ayay dowladda Imaaraatiga Carbeed ku taageertay ciidamada Puntland oo dagaal adag kula jira dagaallamayaasha ajaanibta u badan ee …

30th April 2025  admin  

Taliyaashan ka soo jeeda gobolka Sanaag ayaa horay walaalhood waxay argagixisadu ugu dileen Galgala, Ceelaayo iyo buuraha Cal miskaad https://allsanaag.com/qarax-ka-dhacay-ceelaayo https://allsanaag.com/tacsi-taliye-mukhtaar-qoryood …

30th April 2025  admin  

Maxay ku samaysay kitaabka quraanka haweeneydan lagu xiray jabuuti Wararka ka imaanaya jamhuuriyadda Jabuuti ayaa sheegaya in dhawaanahan la arkayey Fiidiyow aad loo wadaagay oo muujinaya qof dumar ah oo jeex-jeexaysa kitaabka quraanka. Booliska Jabuuti ayaa sheegay inay gacanta ku …

30th April 2025  admin  

Xildhibaanno reer Jubaland ah oo sheegay in socdaalkii laga hor istaagay Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabay eed xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ay usoo jeediyeen madaxda ugu sarreysa dawladda oo ku aaddan in safar ay ugu ambabaxayeen …