Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025 admin
Horay ma u maqashay Dekkedda Ilaahay ee Dakatu Raxmaan?! …

30th April 2025 admin
Safaaradda Maraykanka ee magaalada Muqdisho ayaa ka digtay halis amni oo ku soo wajahan caasimadda Soomaaliya gaar ahaanna in la beegsanayo goobo uu ka mid yahay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde oo ah goob lagu tilmaamo in ay tahay halka ugu …

30th April 2025 admin
Garoowe, March 04, 2025: Ciidanka Booliska Puntland gaar ahaan Taliska Qeybta Gobolka Nugaal ayaa gacanta ku dhigay saddex eedeysane oo kala ah: 1. Cabdiqaadir Cabdisalaan Siyaad 2. Fahad Maxamed Abshir 3. Caamir Cabdi Muuse Cabdi Eedeysanayaashan ayaa lagu eedeeyay inay …

30th April 2025 admin
Ninkii burcad badeednimada u xirnaa muddo 10 sano ka badan oo maanta loo doortay xildhibaan Maxamed Cabdi Xasan (Afweyne) ayaa maantay loo doortay xubin ka tirsan Golaha Shacabka ka dib doorashadii kursiga GSH248 ee lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta …