Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Maxay tahay sababta uu cunnada Soomaalida u jeclaaday cayaartoygan ka cayaara horyaalka NBA Hadal-hayn badan ayaa ka dhalatay hadal dhawaan ka soo yeedhay ciyaaryahanka reer Maraykanka ee caanka ku ah kubadda kolayga oo la yidhaahdo Jaylen Brown oo ku ku …

30th April 2025  admin  

Shirkadda dayaaradaha ee Turkish Airlines ayaa hakisay duullimaadyadeeedi caalamiga ee ay ku imaanaysay muqdisho muddo maalmo ah. Ma cadda sababta ay shirkaddu u joojisay duullimaadyadeeda, hase yeeshee wararku waxay sheegayaan in duullimaadyadaas la joojiyey laga billaabo 6da Maarso ilaa 12 …

30th April 2025  admin  

Haddii inaba uu shaki kaaga jiray dhibka iyo qaxarka ay ciidanka Puntland maraan. Muuqaalkan ayaa kuu fasiraya …

30th April 2025  admin  

Jaamacadda Carabta oo taageertay qorshaha Masar ee dib u dhiska Gaza Qaahira —  Hoggaamiyayaasha waddamada Jaamacadda Carabta ayaa Talaadadii shalay isla qaatay qorshaha dib u dhiska Gaza ee ay Masar soo jeedisay kaas oo ay ku kacayso qarash gaaraya 53 …