Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Mareykanka oo wada-hadallo la furay Xamaas Mas’uuliyiin Mareykan ah ayaa “wada-hadallo iyo doodo socda” la yeeshay hoggaamiyeyaasha Xamaas, sida ay xaqiijisay afhayeenka Aqalka Cad, Karoline Leavitt, Arbacadii, xilli xabbad-joojinta u dhaxeysa Israa’iil iyo Xamaas ee Gaza ay khatar ku jirto.…

30th April 2025  admin  

Waxa la baafinayaa: Yuusuf Cismaan Bootaan Saalax oo maanta oo Arbaca ah oo taariikhdu ay tahay 5tii bishii Maarso 2025-dii ay noogu war danbeysey isagoo markaa ka soo baxay gurigooda oo ku yaal degmada Koodbuur, gaar ahaan magaalo Obsiiye, ee …

30th April 2025  admin  

Turmusaale : Ciidanka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland oo Argagixisada Daacish ka sifeynaya buuralayda Calmiskaad. …

30th April 2025  admin  

Warbaahinta gudaha ee Itoobiya ayaa sheegtay in ciidanka cirka ay duqeeyeen kooxda AS, Gobolka Shabeelada Dhexe. Waa labada qof ee ugu caansan gobolka Shabeelaha dhexe …