Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2025 admin
Jaaliyadda reer Maakhir ee magaalada Torotno e dalka Canada , ayaa tacsi waxay u dirayaan, Qayskii iyo eheladdi ay ka geeriyootay Allaha u naxxariistee Marxuumad Luul Xaaji Maxamuud oo habeenkii xalay ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Cabada. …

28th April 2025 admin
Ninka adduunka ugu weeyn oo magaciisa la yiraahdo Mbah Gotho ayaa loo aqoonsaday inuu yahay nin u dhashay dalka Indooniishiya kaas oo jira 145 sanno. Odaygan ayaa warqadihiisa aqoonsiga ay cadeenayaan inuu dhashay December 31keedii, 1870kii. Hase ahaatee, ma jirto …

28th April 2025 admin
Barnaamij ku saabasan doorashooyinka ka dhici doona dalka Soomaaliya. Allsanaag.com…

28th April 2025 admin
Hoos ka daawada heshiiskii saxiixa magaalooyinka Minneapolis iyo Bosaso. Abdi Warsame oo ah mudane lagasoo doorto Degmada 6’aad ee Minneapolis ayaa halkaasi wacadaro kadhigay HOOS KA DAAWO …