6th December 2021  admin  Category :

Ninka adduunka ugu weeyn oo magaciisa la yiraahdo Mbah Gotho ayaa loo aqoonsaday inuu yahay nin u dhashay dalka Indooniishiya kaas oo jira 145 sanno.

Odaygan ayaa warqadihiisa aqoonsiga ay cadeenayaan inuu dhashay December 31keedii, 1870kii. Hase ahaatee, ma jirto cid madax banaan oo cadeeyn karta dada dhabta ah ee odayga.

Odaygan ayaa walaaladii oo tobon ahaa iyo afartii xaas ee uu soo guursadayba mar hore  ay dhinteen, qofkii ugu danbeeyay ayaa dhintay sandkii 1988dii. Odaygan ayaa iminka doonaya inuu isak dhinto maadaama cimri uusan u harrin.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*