Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st May 2025 admin
Guuxii Gawaaridi samayn jireen oo sawaxan kale lagu sii daray …

1st May 2025 admin
Ilmo yar oo ku xanuunsan magaalada Dhahar Cabdalla Iimaan Faarax waa wiil yar oo u ku dhacay xanuunka majaajiska oo biyo kaga Furay Madaxa xanuunkaas ayaana hakad geliyey farxad nololeed ee uu kolkaasi la qaadan lahaa caruurta dhigiisa ah.…

1st May 2025 admin
Wakiilka urur gobaleedka IGAD ee arrimaha Soomaaliya danjire Maxamed Cabdi Afey, oo manta shir jaraa’id ku qabtay magalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay in shirka madaxda dalalka IGAD ugu soo gabagaboobay magalada Muqdisho uu ahaa mid tariikhi ah, isla …

1st May 2025 admin
Shirka Beelwaynta Garaad Maxamuud Garaad Yuusuf iyo Bahwadaagooda oo lagu qabanayo degmada Badhan ee gobolka Sanaag …