Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd May 2025 admin
Siyaasiyiinta Isaaq ee wada shaqayntu ka dhaxayso Alshabaab ayaa si qabyaaladaysan ugu Qaadacay Gudi uu Ku Dhawaaqay Raysal Wasaaraha Somaliya. …

2nd May 2025 admin
Caasimadda dalka Canada waa Ottawa, Waana magaalada labaad ee ugu weyn gobolka Onatao. Radiyo Muqsisho iyagu waxay qoreen sidan Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, Michael Keating, ayaa Soomaalida ku nool Magaalada Ottawa, oo ah Caasimadda Labaad …

2nd May 2025 admin
Haddii Muqdisho sidan loogu soo dhowaynayo madaxweynihii ku fashilmay hogaankii qaranka Soomaaliyeed, weli beesha Muqdisho degtaa diyaar uma aha dawladnimo iyo in Soomaaliya ay horay u sii socoto si loo helo Qarankii Soomaaliyeed oo ay horay u burburiyeen https://youtu.be/_J6x11lfzMY…

2nd May 2025 admin
Siyaasiyiinta iyo Odayaasha beesha Raxaweyn xaalad kasta oo dalka Soomaaliya ku jiro iyaga waxay kaga dhegan tahay 4.5. https://youtu.be/_LpeWTZQHLg…