Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
24th December 2024 admin
Qaar ka mid ah jaaliyad Warsangeli ee Ingiriiska ayaa ku tilmaamay waxa SNMta ay ka waddo gobolka Sanaag mid aan ka shaqeeneen dhul weeynaha Warsangeli; sidoo kalle, waxaa ay sheegeen in dadka Soomaaliland la isku oran jiray ay sheekedeeda soo …
24th December 2024 admin
Waxaa welli ka socda gobolka Sanaag mudaaharaadyada iyo baaqyada looga soo horjeedo cadawga beesha Isaaq. Beesha Isaaq ineey deegaanka soo gallaan waxaa u sahlay dad deegaanka ka tirsan oo iyagu ah callooshood u shaqeeystayaal. …
24th December 2024 admin
Dhamaan akhristayaasha sharafta leh ee Allsanaag, waxaan ogaysiinaynaa in aanu dib u habayn iyo nashqadayn ku wadno websitka la wada calmaday ee Alsanaag . sidaas awgeeed waxaan idin kaa raali gelinaynaa haddii wararka dib u dhac uu ku yimaado. …
24th December 2024 admin
Dhiig miiratadii SNM ee lala xisaabtami lahaa in Shimbiraale lagu soo dhoweeyo waa ayaan daro …