Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
27th December 2024 admin
21/2/2010 Allah ha u naxariistee Cali Samatar Soomaali waa u wada ilmaysay dhimashadiisii Washington: Tan iyo intii dacwadaha raqiiska ah lala dabagalay naftii hure Jeneraal Cali Samatar, ayaa waxaa isa soo tarayay in ay ka qiiroodeen cid walboo ay ku …
27th December 2024 admin
2/6/2010 Magaalada Boosaso ayaa loo yaqaany “gaariwaa” Xiliyadii Dawladihii hore ee Soomaaliya oo ay kala hogaamin jireen Allah ha u naxaristee CabdiRashiid Cali Sharmarke iyo CabdiRizaaq, sababata magaca loogu bixiyey, ayaa waxay ahayd iyada oo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ka …
27th December 2024 admin
Jaaliyadda reer Maakhir ee magaalada Torotno e dalka Canada , ayaa tacsi waxay u dirayaan, Qayskii iyo eheladdi ay ka geeriyootay Allaha u naxxariistee Marxuumad Luul Xaaji Maxamuud oo habeenkii xalay ku geeriyootay magaalada Toronto ee dalka Cabada. …