Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
18th November 2024 admin
Ninkan Warsangeli, reerkii uu ka dhashay ayaa ka diiday huuhaadii ay SNM ku soo shubteen, maantana Dhulbahante ayuu ula tegay huuhaadii ahayd “waa la idin diiwaan gelinayaa” oo Isaaq ayaa tirinaya ina qof oo Dhulbahante yahay …
18th November 2024 admin
Siilaanyo iyo Ciro khudbadihii ay ka jeediyeen gobolka Sool, waxay ahaayeen kuwo isku mid ah, waxayna ka wada hadlayeen dhaantada ay la ciyaarayaan Khatumada Cali Khaliif https://youtu.be/r6EKc2Tegu0 …
18th November 2024 admin
Mid ka mid ah dhalinyaradii ka soo jeeday beelaha Sool iyo Sanaag, oo Isimnimadda dhaxalka u helay iyaga oo aan u diyaarsanayn, ayna u sii dheer ahay jacaylka ay u qabaan SNM ayaa gacan ku dhiigle Siilaanyo oo sideetan jir …
18th November 2024 admin
Wadamada horay u maray iyo kuwa daba socda dalalkaas ayaa dhaqaalahoodu uu ku tiirsan yahay inta badan wax soo saarka iyo sameenta wax cusub oo aan caalamka laga aqoon ama horumarin wixii horey u jiray. Dalal badan oo ku yaal …