Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th June 2025 admin
Waa kuma Sheekha caanka ah ee ammaanta usoo jeediyay haweenka Soomaalida? Sheekha caanka ah ee Muft Menk ayaa maalmahan qabsaday baraha bulshada Soomaalida, kaddib markii muuqaal uu soo duubay uuna kaga hadlayay arrimo dhowr ah, uu ku ammaanay haweenka Soomaalida.…

7th June 2025 admin
Madaxda Puntland oo la kulmay Guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Golaha wakiillada, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, …

7th June 2025 admin
Xoogsade Afrikaan ah oo dhaxal u helaya balaayiin doollar, maxayse tahay sababtu Ninkan shaqaalihiisa ahaa ayaa laga yaabaa inuu dhaxlo $5.9 Bilyan oo ah hantida Puech ah uu ku leeyahay dalalka Switzerland iyo Morocco. Puech ayaa diiwaan galiyey in ninka …

7th June 2025 admin
Maleeshiyaadka Beelaha Hawiye oo la wareegi doona amniga Villa Wardhiigleey Ciidanka ATMIS ee howlgalka kala guurka ah oo muddo 16 sano ah qeyb ka ahaa sugidda amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa maalinta Berrito ah baneynaya xafiisyadaas, waxaana …