Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th May 2025 admin
Xafladda shaacinta musharax madaxweyne ku xigeen DPL Ilyaas Cusmaan Logatoor. …

29th May 2025 admin
Xildhibaanada Soomaalida Kenya oo xadgudub ku tilmaamay is-afgaradka Itoobiya iyo Somaliland Xildhibaanada Soomaalida ee Baarlamanka Kenya ee laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari Kenya, oo maanta kulan isugu yimid ayaa xadgudub iyo gardarro ku tilmaamay tallaabadii uu dhowaan Ra’iisal Wasaaraha …

29th May 2025 admin
Waa kuma Gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland ee Taariikhda cusub dhigay Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdirisaaq Axmed Siciid. Wareegga kowaad ee doorashada ayuu helay 37 cod, halka gudoomiyihii hore ee golaha Cabdirishiid Yuusuf Jibril …

29th May 2025 admin
Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa loo doortay guddoomiyaha golaha wakiillada baarlamaanka 6-aad ee Puntland. Waxaan u hambalyeeynayaa Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland oo maanta doortay Guddoonkooda,Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdirisaaq Axmed, Guddoomiye Ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiillada Maxamed Baari & Guddoomiye Ku-xigeenka …