Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th May 2025 admin
“Waxaan dareemay xishood iyo cidlo” haweeneyda keliya ee ku jirta baarlamaanka Puntland oo BBC-da la hadashay Barlamaanka Puntland oo ah kii lixaad ee ay maamulkaasi yeeshaan ayaa ku jira fadhiyadiisii caadiga ahaa, ka dib markii xildhibaannada cusub ay doorteen guddoonka …

28th May 2025 admin
ADDIS-ABABA — Dowladda Itoobiya ayaa mar kale maanta difaacday Is-fagaradka ay la gashay Somaliland ee sida xooggan ay uga hortimid dowladda federaalka Soomaaliya. Is-afgaradkan ayey Somaliland ku sheegtay inay marin-badeed 20 km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 sano ah, …

Odayaasha Dhaqanka reer Saylac oo si cad uga hor yimid in dhulkooda uu Muuse Biixi uu siiyo Ethiopia
28th May 2025 admin
Odayaasha Dhaqanka reer Saylac oo si cad uga hor yimid in dhulkooda uu Muuse Biixi uu siiyo Ethiopia …

28th May 2025 admin
Soomaaliya ma leedahay Ciidan badeed oo hor istaaga doonista Itoobiya ee badda? Tirada ciidanka badda ee Soomaaliya waa mid kooban, iyada oo booqashadii uu ku tagay taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Gaas ibraahim Sheekh Muxyadiin taliska ciidanka badda kadib, ay …