Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th February 2025 admin
Waa kuma ganacsadaha lagu eedeeyay inuu hub u soo iibiyay al-Shabaab ee la la’yahay? Warbaahinta gudaha Kenya gaar ahaan Daily Nation ayaa soo tabisay in la la’yahay halka jaan iyo cirib uu dhigay ganacsade lagu magacaabo Zakariya Kamaal Suufi Abashiekh …

26th February 2025 admin
Dhowaan markii wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliyeed Xasan Culusoow lagu sheegay in Soomalida ku nool wadamada deriska ah ay inoo egyihiin oo luqadda Af Soomaaliga ku hadla aanay heli karin dhlashada Soomaalinamada, ayaa in badan oo Soomaalida ka …

26th February 2025 admin
Maxaa kasoo baxay wahadalladii madaxweyne Xasan Sheekh iyo Lloyd Austin oo Jabuuti ku kulmay? Xoghayaha Gaashaandhigga ee Maraykanka Jeneraal Lloyd Austin ayaa dalka Jabuuti kula kulmay madaxweynaha dalkaasi Ismaaciil Cumar Geelle iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka madaxweynaha iyo …

26th February 2025 admin
Muxuu yahay ninka ka tirsan Daacish ee gaajada ugu dhintay Puntland? Sida lagu daabacay barta Facebook ga ee ciidamada booliska Puntland, ninkaan ayaa lagu magacaabaa Mohamed Saalim Mohamed, kaas oo dhalo ahaan la sheegay inuu ka soo jeedo waddanka Yeman.…