Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th April 2025  admin  

Hoos ka daawo Caasimadda Puntland sida ay aad ugu kortay …

29th April 2025  admin  

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa wareysi gaar ah uu siiyay BBCda uga hadlay qoddobo dhowr ah oo ku aadan amniga dalka oo ay ka mid yihiin dagaalka lagula jiro Alshabaab, Duqeymaha cirka ah ee ay dowladdu ka …

29th April 2025  admin  

Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte oo la xiray Madaxweynihii hore ee Filibiin, Rodrigo Duterte, ayaa Talaadada maanta ah la xiray—wax yar uun ka hor dhalashadiisa 80-aad—kaddib markii lagu soo oogay dacwad la xiriirta xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha, …

29th April 2025  admin  

Maxaa ka soo kordhay weerarkii Al Shabaab ay ku qaadeen hotel ku yaalla Beledweyne, yaase ku dhintay Weerar qaraxyo ku billowday ayaa saaka lagu qaaday hotel ku yaalla galbeedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasoo wararkii ugu dambeeyey ay …