Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th June 2025  admin  

Maxay tahay sababta dib loogu ogolaaday hawada Soomaaliya diyaaradii la celiyay Khamiistii? Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo ku diiwan gashan lambarka P4-JAG lagana leeyahay dalka Thailand, sida ay sheegtay Hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya, taas oo khamiistii laga celiyay …

5th June 2025  admin  

Inta badan Wadamada Caalamka oo jug culus ku buriyey heshiis beenadki dhexmaray Itoobiya iyo Maamulka Soomaliland. …

5th June 2025  admin  

Anagu wali maanan gaarin inaan xiriirka goyno,Safiirka Ethiopia iskiis ayuu dalkeena uga baxay hadduu doonana berriba wuu soo noqonkaraa”Kusimaha wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ahna wasiir dowlaha Wasaaradda Cali Balcad oo su’aalo xasaasi ah laga weydiiyey xiriirka labada dal. …

5th June 2025  admin  

Shirka ay ku baaqeen ururka Jaamacadda Carabta Shirarka ay ku baaqeen urur-goboleedka IGAD iyo Jaamacadda Carabta ayaa ka mid ah dhacdooyinka la filayo maalmaha soo socda ee ku saabsan arrimaha Geeska Afrika oo muddooyinkii ugu dambeeyay ay ka jireen isbeddello …