Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Sarkaal reer ” SANAAG ah oo darajadii uu shaqaystay laysku dayey in la bililiqaysto Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya oo ay reer ka shaqeeyaan ayaa baahisay in Askariga Kaalinta 1aad ka galay Tababarka ciidamada cirka ee ay Qatar tababartay, magaciisa ku sheegtay …

6th June 2025  admin  

Qarax galabta ka dhacay magaalada Boosaaso Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in qarax uu galabta ka dhacay goob ay dadku iskugu yimaadaan. Maalintii Axaddii ayey ahayd markii mas’uuliyiinta amniga ee magaalada Boosaaso ay ku dhowaaqeen tallaabooyin ay ku …

6th June 2025  admin  

BBC oo ogaatay in Iimaaraadka uu dhaqaale ku bixiyey dilal siyaasadeed maaraadka Carabta ayaa maalgeliyay dilal siyaasadeysan oo ka dhacay Yemen, baaritaan ay BBC-du sameysay ayaa sidaa lagu ogaaday, taasoo oo sii xumeyneysa colaadda ay ku lug leeyihiin dowladda Yemen …

6th June 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Doxa kula kulmay Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kula kulmay magaalada Doxa Madaxweynihii hore ee dalka Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay ka wada hadleen xaaladda …