Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th February 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabiley Hoggaamiyaha Maamulka KMG SSC Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha KMG ah ee SSC Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye). Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye …

25th February 2025 admin
8 SANO IYO 30KM: WADADDA CEELDAAHIR-CEERIGAABO. Waxa qoray Ahmed Abdilahi Mohamed Sanadkii 2015-kii Bishii 5-aad waxaa wadadan dhagax dhigay Madaxweyne Cabdiweli Gaas. Wadaddan ayaa ka bilaamaneesa Magaalada Ceeldaahir kuna dhamaaneesa Caasimadda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo, taas oo dheraar ahaan gaareesa …

25th February 2025 admin
Hal maalin ayuu lix jeer wadnuhu istaagay taas oo noloshiisa wax ka badashay Ardeygii uu wadnuhu istaagay lix jeer hal maalin gudaheed ayaa waxa uu go’aan ku gaaray in u uku daydo ama uu waddadiisa qaado dhakhtarkii naftiisa badbaadiyay. Atul …

25th February 2025 admin
Hoggaamiyaha maamulka KMG ee degaanka Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Firdhiye ayaa maanta soo gaarey magaalada caasimadda ee Muqdisho. Wafdiga oo inta ay joogaan magaalada Muqdisho wadahadal la yeelan doona madaxda DFS , ayaa waxaa Garoonka Diiyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhoweeyay …