Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th February 2025 admin
Madaxweyne Deni oo Xariga ka jaray Xarunta cusub ee Isgaarsiinta Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Dowladda Puntland. …

25th February 2025 admin
Waa kuma Cabdiqaadir Ikrima, ninka xashiishka cabi jiray ee noqday hoggaamiyaha halista badan ee al-Shabaab? Cabdiqaadir Maxamed Cabdiqaadir waxa uu dhashay billowgii 80-meeyadii, waxa uu ku magac dheer Ikrima, waxaa loo aqoonsanyahay argagaxiso lagu tilmaamo mid ka mid ah taliyayaasha …

25th February 2025 admin
Xaggee ayay ku dambeeyeen diyaaradihii dagaalka ee Soomaaliya? Ciidamada Cirka ee Soomaaliya ayaa mar ka mid ahaa kuwa ugu awoodda badan qaradda Afrika, waxaynka ku qalabaysnaayeen, diyaarado iyo qalab kale oo markaas casri ahaa. Soomaaliya waxaa kaga horreeyay dhanka awoodda …

25th February 2025 admin
Boqollaal ka tirsan ciidamadii tababarka ugu maqnaa Eritrea oo lasoo celiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib u soo celisay boqollaal ka tirsan ciidamada Soomaaliya oo sannadihii ugu dambeeyay lagu tababaray waddanka Eritrea, iyada oo la filayo in bishan Oktoober dib …