Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th February 2025 admin
Waxaan u hambalyeynayaa maamulka cusub ee KMG ah KHAATUMO. Waana arrin boggaadin mudan in dadka rer SOOL iyo CAYN helaan maamul si hufan ugu adeega bulshada ku dhaqan deegaanadaas. Wuxuu ahaa safar dheer oo Naf iyo Maalba loo huray. Dhanka …

25th February 2025 admin
Maxamed Diiriye Faarax oo deggan magaalada Muqdisho ayaa muddo 30 sano ka badan raadinayey cidii lahayd guriga uu dagganaa oo ku yaalla xaafadda Juungal ee degmada Yaaqshiid, kaas oo qofkii lahaa uu ka cararay dagaalkii sokeeye ee ka qarxay dalka …

25th February 2025 admin
Maxkamad xukun xabsi ku ridday gabadha Saddam Xuseen Maxkamad ku taalla magaalada Baqdaad ayaa Axaddii iyada oo maqan toddoba sano oo xarig ah ku xukuntay gabadha dibad-jooga ah ee uu dhalay kaligii-taliyihii hore ee Ciraaq Saddam Xuseen, sababo la xiriira …

25th February 2025 admin
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADAXTOOYADA QARANKA KU QAABILAY WASIIRKA DIFAACA DALKA KENYA Muqdisho, Oktoobar 18, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga dalka Kenya mudane Aadan Barre Ducaale ayaa kala hadlay …