Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th February 2025  admin  

Xildhibaanadda Soomaalida ah ee taageerada Falastiin darteed looga saaray gole baarlamaan Xisbiga NDP ee dowlad goboleedka Ontario ayaa xildhibaan Sahra Jamac ka saaray xubinta guddiga kadib faallooyin la xiriira Gaza ee muran dhaliyay. Hogaamiyaha xisbiga Marit Stiles ayaa sheegtay in …

25th February 2025  admin  

Madaxweynaha JFS oo Brussels kula kulmay Madaxweynaha Golaha Midowga Yurub Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Brussels kula kulmay Madaxwaynaha Golaha Midowga Yurub Mudane Charles Michel. Labada Madaxweyne ayaa isla soo qaaday arrimo ay …

25th February 2025  admin  

Gabadh 18 jir ah oo lagu magacaabayay Xamda Xuseen Cumar ayaa toddobaadkan gudihiisa isku dishay xaafad ka tirsan magaalada Hargeysa, gabadha oo ahayd tan kaliya ee reerka u dhaq-dhaqaaqda ayaa la sheegay in ay isu dishay sababo la xiriira xaalado …

25th February 2025  admin  

𝐆𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐝𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝒂 …