Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th February 2025 admin
Laba arrin oo la sheegay in Soomaaliya ku badalatay kursigii gabadhaan looga guuleystay Marwo bashiir oo ahayd xildhibaanadii Soomaaliyeed ee u tartamaysay madaxweynaha Baarlamaanka Adduunka ayaa ku guuldareystay booskaas, kadib doorasho ka dhacday waddanka Angola oo ay kula tartamaysay musharrixiin …

25th February 2025 admin
Fri, 27/10/2023 – 13:00 Tulia Ackson of the United Republic of Tanzania has been elected as the 31st President of the IPU by the IPU’s Governing Council, its main decision-making body made up of parliamentarians from around the world.…

25th February 2025 admin
Guddoomiyaha Baarlamaanka Adduunka ayaa maanta loo doortay Tulia Ackson oo ka soo jeeda dalka Tansaaniya. Xildhibaanad Marwo Bashiir ayaa waxa tartankeedii qalqal geliyey warqadii uu qoray Guddoomiya Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe. Guddoomiyaha Baarlamaanka Shikh Aadan Madoobe ayaa waraaq uu u …

25th February 2025 admin
Abiy Axmed oo sheegay in Itoobiya aysan dagaal iyo xoog ku raadineyn dekad, dhul-badeed Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Khamiistii ku adkaystay in Itoobiya aysan ku duuli doonin dal kale ama aysan danaheeda ku fulin doonin “dagaal” kadib markii hadallo …