Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th February 2025  admin  

Geeddi socodka doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland waa mustaqbalka horumarka dowladnimo, amni iyo mid bulsho, Dadka reer Puntlandna ku taamayeen muddo rubuc qarni ah. Shacabka iyo Dowladda Puntland waxay ka mira dhaliyeen rajadii dimuqraadiyadda Puntland iyada oo doorasho hal qof …

25th February 2025  admin  

Isimaddii Majeerteen ee diidanaa Dimoqraadiyadda iyo doorasho ka dhacda Puntland ee doonayey in Hagbaddii lagu sii jiro ayaa baaq soo saaray ayna kala tashan beelaha kale ee reer Puntland Isimada baaqa soo Saaray oo uu hogaamimayo Suldaan Garaase ayaa ah …

25th February 2025  admin  

IMF oo Soomaaliya u oggolaatay $100 milyan, sheegtay in dowladdu waddo fulinta isbeddellada dhaqaale Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa sheegtay inay heshiis la gaartay dawladda Soomaaliya, kaas oo ah in dalka la siiyo gargaar lacageed, iyadoo la raacayo barnaamijka …

25th February 2025  admin  

Waa tee Dowlada Islaamka ah ee boobka uga badan ka gaysata xeebaha Soomaaliya Biyaha Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha ugu qanisan kalluumeysiga adduunka oo aan weli si weyn looga faa’ideysan. biyaha Soomaaliya waxay si gaar ah ugu nugul yihiin …