Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025 admin
Wasiir Israa’iili ah oo soo jeediyay in nukliyeer lagu garaaco Qasa oo tallaabo laga qaaday Wasiir cusub oo dowladda Israa’iil ka tirsan ayaa laga joojiyay dhammaanba kulamada dowladda ilaa amar dambe, kadib markii uu soo jeediyay in nukliyeer lagu garaaco …

24th February 2025 admin
Ninkii dhexdhexaadiyaha iska dhigayay ee magaalada Harar ku kufsaday gacalisada saaxiibkiis Maxkamad ku taal magaalada Harar ee dalka Itoobiya ayaa ku xukuntay nin lagu eedeeyay inuu kufsaday gabar ay wada socdeen saaxiibkiis oo dooneysay inay la heshiiso wiilka ay xiriirka …

24th February 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo faray waajibaadka looga fadhiyo Golaha hannaanka casriyeynta iyo isbeddelka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Golaha Hannaanka Casriyeynta iyo Isbeddelka Soomaaliya, kaas oo looga gol-leeyahay in …

24th February 2025 admin
Geeddi socodka doorashooyinka dimuqraadiga ah ee Puntland waa mustaqbalka horumarka dowladnimo, amni iyo mid bulsho, Dadka reer Puntlandna ku taamayeen muddo rubuc qarni ah. Shacabka iyo Dowladda Puntland waxay ka mira dhaliyeen rajadii dimuqraadiyadda Puntland iyada oo doorasho hal qof …