Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025 admin
Caruuskii isaga iyo walaalkiis ka yar lagu dhex dilay tukaankii ay waalidkood ka biili jireen Baraha Bulshada waxaa tan iyo khamiistii ku baahay muuqaal ay duubtay kaamirada CCTV, taas oo laga arkayo dhacdada niman budhcad ah oo tooganaya wiilal Soomaali …

24th February 2025 admin
Muxuu Xasan Sheekh ku sheegay khudbaddii uu ka jeediyay Madasha Sacuudiga iyo Afrika? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcaha maanta ah magaalada Riyaad ee Boqortooyada Sacuudiga uga qeybgalay Madasha Iskaashiga Sacuudiga iyo Afrika, waxaana uu khudbaddiisa ku sheega in …

24th February 2025 admin
Warbixin ku saabsan guusha taariikhiga ah ee Naadiya Maxamed Sanadkii 219-kii, ayaa iyadoo 23 jir ah waxaa loo doortay kursi golaha deegaanka ee magaaladaas taasoo ka dhigtay qofkii ugu da’ada yaraa ee maamulka magaaladaa ka mid noqda. Deeqa Dhalac oo …

24th February 2025 admin
Sida ay daadadka u biyo-dhigeen magaalada Baydhabo Daadad ka dhashay roob Mahiigaan ah oo saacado badan ka da’ayey Magaalada Baydhabo ayaa sababay in Biyaha galaan xaafadaha qaar ee magaaladaas. …