Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025  admin  

Maxay 20 jirada Ceerigaabo duhurkii u dhaxamoonayaan? Koox dhallinyaro ah oo degan magaalada Ceerigaabo ayaa iska qaaday sawiro iyaga oo huwan bustayaal gacmahana ku haysta shaax bartamaha magaalada Ceerigaabo. Waxay sheegeen in xilligu duhur yahay, dhaxan darteedna ay u dugaashanayaan …

24th February 2025  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay tacsi tiiraanyo leh u kala dirayaan Qoysaskii IYO QARAABADII ay ka kala geeriyoodeen Allah ha u Wada naxariistee DR Maxamuud Axmed Aadan (Jabane) oo Bosaso ku geeriyooday saaka iyo Hooyo Caasha Maxamed Xuseen oo maanta ku geeriyootay …

24th February 2025  admin  

Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay musharaxnimada xisbiga Dimuqraadiga. Xildhibaanad Ilhan Cumar oo ka tirsan xisbiga Dimuqraadiga ee dalka Mareykanka ayaa ku guuleysatay musharaxnimada xisbiga Dimuqraadiga. Xildhibaanad Ilhan Omar oo laga soo doorto …

24th February 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Safiirka UK ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis. Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa diiradda …