Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025  admin  

Wasiirka Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland Mudane Caarshe Maxamed Siciid iyo Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee Somalia Mudane Axmed Juma Al Rumaithi ayaa si rasmi ah u daahfuray wejiga koowaad ee mashruuca Koronto ka dhalinta cadceedda (Solar Power Plant) …

24th February 2025  admin  

UK ‘oo $100 milyan ku bixineysa’ mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak magaalada London sida ay sheegtay Villa Somalia. War-saxafaadeed kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in …

24th February 2025  admin  

Ra’iisul wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa magaalada London ka furay shir caalami ah oo lagu sugayo amniga cuntada. Shirkan ayaa ah mid ay iska kaashadeen Britain, Somalia, iyo Imaaraadka Carabta (UAE) iyo sidoo kale hay’ado ay ka mid yihiin Bill …

24th February 2025  admin  

Jabhadda SNM, markii looga adkaaday gobolka Sool xagee ayeey ku abtirsadeen …