Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025  admin  

“SHIRKII LONDON WAXBADDAN AYAA KU DHEX QARSOONAA …

24th February 2025  admin  

Prof Cabdi Samtar ” Madaxweynaha waxaan ku oran lahaa Soomaalina ku leedahy Masaajidka Ciyaarta & Ruwaayada ka dhaaf” …

24th February 2025  admin  

Ra’isul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo gaaray Kismaayo Ra’isul Wasaaraha dowladda Federaalka Xamsa Cabdi Barre ayaa safar la xiriira ‘u kuurgelidda xaaladaha bini’aaddantinimo ee ka dhalatay daadadka El-nino oo saameyn xooggan ku yeeshay Jubaland, dardar-gelinta howl-galka wajiga labaad ee dagaalka …

24th February 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil oo ay wehliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad Golaha Wakiillada Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 2-aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame ayaa maanta shir-guddoomiyey fadhiga 11-aad ee Kal-fadhiga 53-aad Golaha Wakiillada Dawladda …