Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025  admin  

Koox ‘burcad ah’ oo doon kale ku afduubatay xeebaha Puntland Doon nooca kalluumaysiga ah oo Iran laga leeyahay ayaa shalay koox Burcad ah ay ka afduubteen xeebta degmada Qandala ee Gobolka Bari, waxaana ciidamada dhanka Badda ee Puntland sheegeen in …

24th February 2025  admin  

Maxay tahay gabadha muranka ka dhex dhalisay nin iyo xaaskiisii hore? Ciidamada booliska Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay dib ugu celiyaan gabar yar oo sanad iyo bar sano jira hooyadii dhashay ka dib howlgal ay iska …

24th February 2025  admin  

16 dhallinyaro ah oo la waayay: ‘Curadeydu markii ugu dambeysay waxay i tiri ‘nolol ama geeri’ oomaalida tahriibka ku gala Yurub iyagoo isticmaalaya doomaha yaryar, intooda badan waxa ay ka baxaan dalalka Turkiga iyo Libya halkaas oo ay ka galaan …

24th February 2025  admin  

Sida ‘markabkan Isra’iil’ uga badbaaday Soomaalida hubeysan iyo waxa ay sameeyeen ciidamada Mareykanka Koox hubeysan oo Mareykanku ku tilmaamay inay yihiin ‘Soomaali’ ayaa weeraray markab la la xiriirinayo Israel, oo marayay meel ku dhow xeebaha Soomaaliya. Weerarkaas oo dhacay axadii …