Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th February 2025 admin
Alle ha u naxariisto Marxuum Khadar Cabdi Cali, Guddoomiyahii dhalinyarada Soomaali Galbeed ee Puntland oo gacan ka xaq daran ay maanta ku dishay Boosaaso Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in nin ku hubaysan uu bastoolad maanta toogasho …

24th February 2025 admin
Waa kuwee Magaalooyinka Soomaaliya ee ay ku nool yihiin dadka ugu badan ee qaba HIV-AIDS Sida ay daaha ka qaaday xog uu sii daayey xafiiska xakamaynta xanuunka HIV-AIDS ee Wasaarada caafimaadka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in heerka cudurka ee …

24th February 2025 admin
Maxaa ku kalifay in Adan Xasan Cabdiraxmaan uu ku been abuurto Ruun Siciid Qorsheel oo ahayd sii hayaha safaaradda Soomaalida ee dalka Qadar. Aadn Xasan, wuxuu ahaa shaqaale ka tirsan wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo ka shaqayn jiray xarunta Wasaaradda …

24th February 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeer howleed ku tegay Degmada Afmadow Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer uu ugu kuur-galayo xaaladda beni’aadannimo ee ka dhalatay roobabka daadadka wata ee ka da’aya dalka, waxa uu ku …