Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd February 2025 admin
Maleeshiyaadka Beelaha Hawiye oo la wareegi doona amniga Villa Wardhiigleey Ciidanka ATMIS ee howlgalka kala guurka ah oo muddo 16 sano ah qeyb ka ahaa sugidda amniga Xafiisyada Madaxweynaha, Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa maalinta Berrito ah baneynaya xafiisyadaas, waxaana …

22nd February 2025 admin
Gudoomiyhii hore Ee gudiga dooeashooyinka Puntland Cabdirisaaq axmed siciid iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta si diirran loogu soo dhoweeyay Degmada Dhahar ee xarunta gobolka Haylaan. Maamulka heer gobol iyo degmo cuqaasha, waxgaradka,dhalinyarada, aqoonyahanka, ururada haweenka, gudoomiyihii hore ee baarlamaanka …

22nd February 2025 admin
Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta Yemen ee ay Iran taageerto ayaa sheegay in kooxdu ay ku wee Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta Yemen ee ay Iran taageerto ayaa sheegay in kooxdu ay ku weerartay magaalada loo dalxiis tago ee Eilat ee ku …

22nd February 2025 admin
Dowladda Turkiga oo war hor leh kasoo saartay wiilka madaxweynaha Soomaaliya Wasiirka caddaaladda Turkiga, Yılmaz Tunç, ayaa sheegay in Maxamed Xasan Sheekh Maxmuud oo ah wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo lagu eedeeyay in uu sabab u ahaa shil gaari …