Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st February 2025 admin
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa xasuusiyay in 80 maalmood ay ka soo wareegatay markii ay bilowdeen weerarada Israa’iil ee Qasa, wuxuuna yiri “Dhammaan qiyamka bini’aadminimada waxaa lagu toogtay indhahayaga hortooda muddo 80 maalmood ah.” Edogan oo ka hadlayey sannad-guurada 100-aad …

21st February 2025 admin
Sida wiilkan Soomaaliga ah ugu guuleystay abaalmarinta qaaliga ah ee horay loo siiyay Angela Merkel Qaxooti hore oo Soomaali ah buugaag iyo waxbarasho u keeno dadka ay isku dalka yihiin ee ku dhibaataysan xeryaha ballaaran ee Kenya ayaa ku guuleystay …

21st February 2025 admin
Wejiga labaad ee barnaamij ay shacabka Mareykanka ku keeni karaan qaxootiga oo billowday Haddaba sida uu u shaqeynayo wajigan labaad ee barnaamijka ayey Caasha Ibraahim Aadan ka wareystay Aaden Bataar oo ka mid ah madaxda hay’adda dib u dejinta qaxootiga …

21st February 2025 admin
In badan ayaa beesha Daarood ay ku adkaatay sidii ay ka yeeli lhaayeen ama ugu jawaabi lahaayeen dhaqamo ku cusub Soomaalida, oo a Odayaal sheeganayan inay Beelo nabadoono u yihiin ay si liidata oo cuqdadaysan Warbaahinta fariimo aan munaasib ahayn …