Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
27th December 2024 admin
lacagtii kooxda Maakhir lagu soo siiyey inay fawdo ka abuurazn Sanaag iyo Puntland ayaa mid la mid ah )oo diray Jubbannad, hase ahaatee Saraakiishii degaankaa waa diideen inay degaankooda shilimo yar ku gubaabn …
27th December 2024 admin
Qoyska hogaamiyihii muslimka Maraykanka, Malcom X ayaa dacwad la tiigsaday sirdoonka Maraykanka ee FBI iyo CIA Qoyska hoggaamiyihii Muslimka ahaa ee u dhaqdhaaqji jiray xaquuqda madowga Maraykanka Malcom X, ayaa dacwad ku soo oogay haya’ddaha FBI-da, CIA-da iyo waaxda booliiska …
27th December 2024 admin
Baĥda Allsanaag, waxay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan dhammaan Qoyska reer Macalin Cabdulaah Xasan Saalax i Tuke, geerida naxdinta leh ee ku timid hooyo Faadumo Cabdi Samatar oo ku geeriyootay magaalada Toronto dalka Canada Waxaan Allah uga baryeeynaa hooyo …
27th December 2024 admin
Madhibaan waa mudanka ciideed Waacdaadkii micnihiyo maqaamka lahaa Madhibaan waa madaxda soomaal Madhibaan waa mudanka ciideed Wadaadkii micnihiyo maqaamka lahaa 💙🫡 pic.twitter.com/ie7y4ySFtl — Gen. JD (@Raganimo5) November 15, 2024 …