Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/416107915_764422432374271_1690799370365613241_n-1200x630-1-624x328.jpg)
12th February 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ku wajahan dalka Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Casuumad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Masar mudane, Abdel Fattah el-Sisi. Marti-qaadka ayaa waxa dowladda Soomaaliya soo gaarsiiyey wafdi sare oo ka …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/272921522_4785862488167457_5951095674029219498_n-624x416.jpg)
12th February 2025 admin
Isaaqa dega gobolka Sanaag ayaa sheegay inay dhul iyo xeeb u hayaan Itoobiyaanka. Ninka ugu magcaaban jabhadda SNM gobolka Sanaag, oo dhowr mar oo hore maleeshiyo beleed soo hubeeyey si ay u qabsadaan degaano ayna beeshiisu degin oo xeebta gobolka …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/417138527_775360494635654_1016921089833493633_n-624x624.jpg)
12th February 2025 admin
Qaar kamid ah Bulshada magaalada Kismaayo ayaa hambalyo u diray Madaxwaynaha la doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/astaanta-qaranka-soomaaliya-1200x630-1-624x328.jpg)
12th February 2025 admin
War-saxaafadeed “DFS waxa ay aad uga xuntahay tallaabooyinka Maamulka Somaliland ee ka dhanka ah Warbaahinta iyo dadweynaha” Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay aad uga xun tahay tallaabooyinka gurracan ee maamulka Somaliland isugu dayayo in uu ku af qabto warbaahinta iyo …