Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/e6eddde0-b85a-11ee-a286-2762c1c05def-624x351.jpg)
Dadka hawlgabka noqdo ee Soomaaliya ‘oo lacag heli doona’, sharci la ansixiyay ayaa damaanad qaadaya
12th February 2025 admin
Dadka hawlgabka noqdo ee Soomaaliya ‘oo lacag heli doona’, sharci la ansixiyay ayaa damaanad qaadaya Aqalka sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta meelmariyey hinde Sharciyeedka Howlgabka iyo Liiltirka shaqaalaha rayidka ee Soomaaliya kaas oo hore uga soo gudbay aqalka …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/GEX4MupbAAAyJyj-624x686.jpg)
12th February 2025 admin
Madaxweynaha JFS iyo dhiggiisa dalka Masar oo wada jir uga hadlay xaaladda Gobalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Masar ayaa munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/R-11-1-624x351.jpg)
12th February 2025 admin
Shilkan ay galeen labada Markab ee HMS Chiddingfold iyo HMS Bangor, ayaa yimid kadib markii Markabka lagu magacaabo Chiddingfold uu ku dhacay Markabka Bangor oo xiligaa ku xirnaa dekadda Baxrayn Shilkan ay galeen labada Markab ee HMS Chiddingfold iyo HMS …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/01/419396782_940865170946289_3932781507377441978_n.jpg)
12th February 2025 admin
Ugaaska beelaha kuumade “Dadkii lahaa Janan waa la dilay maxay ku hadlayaa hadda” Wasiirkii hore Amniga Jubaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (JANAN), oo dadka qaarkiis lahaayeen waa la dilay ayaa hadda gurigiisii ku soo laabtay. Wasiirka ayaa ka soo jeeda beesha …