Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/IMG-20240203-WA0011-1200x630-1-624x328.jpg)
11th February 2025 admin
Guddoomiye Sh. Aadan oo Ciidanka qalabka sida amray inay soo qabtaan gacan ku dhiiglayaal falal dil ah geystay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida ee Jamhuuriyadda …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/v-1200x630-1-624x328.png)
11th February 2025 admin
NISA oo gacanta ku soo dhigtay Muxiyadiin Daqare oo ahaa gacanyaraha horjooge Axmed Diiriye Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay horjooge Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Khawaarijta, haddana ka mid ahaa …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/9c7cad4a-7088-4f8f-902b-4667224f9d9b_w1023_n_r1_st_s-624x351.jpg)
11th February 2025 admin
Xildhibaanno dalbaday in la soo qabto nin xaaskiisa ku gubay Muqdisho Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta ku dhaliilay hay’adaha amniga in aysan gacanta ku soo dhigin ninkii dilay xaaskiiisa oo lagu magacaabi jiray Luul Cabdicasiis. Xildhibaannada ayaa sheegay in aan …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/OIP-19.jpg)
11th February 2025 admin
Soomaaliya ma waxaa ku jira kayd shidaal oo ka badan kan Imaaraatka Carabta? Agaasimaha wasaaradda, Maxamed Xaashi Carabeey ayaa BBC da u sheegay in aysan beenin karin isla markaanay aysan rumayn karin xogta, maadaama aysan Soomaaliya ogayn qiyaasta dhabta ah …