Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/80410850-c3fa-11ee-8685-316409d66f25.jpg)
11th February 2025 admin
Waxa hadda ka dhacaya fadhiga baarlamaanka ee qasbay in madaxweyne Xasan Sheekh uu su’aal ka keeno Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Isniin ah yeelanaya kulan xasaasi ah, kaas oo aan si rasmi ah loo shaacin ajandaha …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/426195992_745259611036521_1844055978937258593_n-624x416.webp)
11th February 2025 admin
Ra’isul Wasaare Kuxigeenka XFS oo daah-furay Shir u dhaxeyo Xukuumadda Faderaalka iyo Saaxibada Caalamka Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta la kulmay ku-xigeenka madaxweynaha Bangiga Adduunka ee u qaabilsan Horumarinta Karaanka Aadanaha, Marwo …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/cb22c5f0-c339-11ee-ace0-c35c1b4f6d82.jpg)
11th February 2025 admin
Dhirta Soomaaliya ay caanka ku tahay iyo dhibaatada haysata Inkastoo la heli karo dhowr waxyaabood oo Soomaalida u gooni ah, laguna yaqaanno, haddana kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah dhir u gooni ah oo ka baxda dhulka Soomaalida. Sidaasoo …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/FB_IMG_1707027979561-1-624x468.jpg)
11th February 2025 admin
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Riyaad kaga qeybgalay Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca wadamada Islaamka (IMCTC) Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada ku …