Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
11th February 2025 admin
Kullankii golaha wasiiradda ee maanta ayaa lagu ansixiyey 10 safiir; Safiiradda ayaa magacyadooda ay kalla yihiin: 1. Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadane) 2. Cabdullaahi Maxamed Sheekh Cabdullaahi 3. Cali Cabdi Awaare 4. Cali Maxamed Abuukar (Ali Wolf) 5. Bashiir Xasan Xaaji…
11th February 2025 admin
Aruna Lori oo ah dhakhtar ku takhukhusay suuxinta ayaa lagu qasbay inuu tago furimaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxaha jaahidiyiinta ee dhibaatada ka wada, wadanka ku yaal galbeedka Afrika ee Burkina Faso. Dr Louré ayaa sheegay in uu la …
11th February 2025 admin
Eedeeysanihii Dilay Luul Sheekh Cabdi Oo Gacanta Lagu Soo Dhigay Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ayaa gacanta kusoo dhigay Sayid Cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan dilka Marxuumad Luul Cabdicasiis oo jimcihii u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab …
11th February 2025 admin
Lix qof oo Oromo ah oo lagu dilay Beledxaawo Wararka ka imanaya degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in 6 qof oo ka tirsan qowmiyadda Oromoada la dilay. Guddoomiyaha degmada Beledxaawo Cabdirashid Cabdi Carook ayaa VOA u sheegay in …