Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/IMG-20240218-WA0008-860x573-1-624x416.jpg)
11th February 2025 admin
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐧𝐚𝐜𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐫𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐲𝐚𝐚𝐥 𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐰𝐞𝐲𝐭 Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato iyo Maalgashadeyaal waweyn oo u dhashay wadanka Kuweyt kuwaas oo dalka u yimid …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/01000000-0a00-0242-95d8-08dc30735c16_cx0_cy7_cw0_w650_r1_s-624x351.jpg)
11th February 2025 admin
Villa Somalia oo digniin culus u dirtay Itoobiya Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in laamaha ammaanka ee Ethiopia ay isku dayeen in shirka Midowga Afrika laga hor-istaago madaxweyne Xasan Sheekh oo ka mid ahaa wafuudda shirka ka qayb-galaysay. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/cd6fbc80-ce58-11ee-8f28-259790e80bba-624x416.jpg)
11th February 2025 admin
Maxay SNM ka tiri inay Hargeysa joogaan Saraakiil Itoobiyaan ah oo diyaarinaya dhaqan galka heshiiska MoU Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo suxufiyiin kula hadlayey Addis Ababa ayaa sheegay in Itoobiya ay qiil u samaynayso heshiiskii ay la saxiixatay Somaliland …
![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2024/02/sis.jpg)
11th February 2025 admin
CAIRO/ANKARA, Feb 14 (Reuters) – Turkish President Tayyip Erdogan said on Wednesday that Turkey was ready for cooperation with Egypt to rebuild Gaza as he made his first visit to the country since 2012. Erdogan and his Egyptian counterpart Abdel …