Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Turkiga oo Itoobiya kala hadlaya khilaafkii ka dhashay heshiiskii is-fagaradka ee Somaliland iyo Itoobiya Wasiirka arimaha dibadda ee dalka Itoobiya Hakan Fidan ayaa waxa uu shalay booqasho ku gaaray caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, halkaas oo uu kula kulmay …

18th May 2025  admin  

Oradka 10,000 ee Mitir ayaa waxa ka qayb galay wiil Soomaali ah oo la yiraah Maxamed Ahmed, balse heesta dhalashada dalka Kanada, ayaa waxa uu galay kaalinta 4aad, waxa uuna wax yar ku sigay in uu noqdo qofka labaad, wuxuuna …

18th May 2025  admin  

Tirada dadka ku dhintay qaraxii Liido oo korortey Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaaday Liido, waxaana ay sheegtay in uu ka dhashay qasaaro badan oo dhimasho iyo dhaawac ah. Dhimashada ayaa gaartay ku …

18th May 2025  admin  

Bahda Allsanaag waxay hanbalyo u dirayaan shacabka Puntlna oo caawa u dabaal degaya sanad guuradii 26aad ee asaaska Puntland Eebow Waa Mahadaa …