Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025  admin  

Markii madaxweeynihii hore ee Maraykanka Donald Trump la damcay in la dillo, waxaa shaqada looga ceeriyey habacsanaantii amni ee meeshaas ka dhacday haweenay ka ahayd ciidankaas agaasime. Shaqo xummo marka ay dhacdo, waa in shaqada looga ceeriyaa cid kasta oo …

18th May 2025  admin  

Allaha ha u naxariistee waxa maanta magaalada Ajman ee dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday Ali Mohamud Mohamed (Ali Belbel). Bahda  Allsanaag, waxay  tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan , qoyskii,  eheladii,   asxaabtii iyo qaraabadii uu  ka geeriyooday Allah …

18th May 2025  admin  

Shirkii xaafadda Muqdisho uga socday koox mucaarad ah oo soo dhamaaday. Magaalada Muqdisho èe xarunta Soomaaliya, oo maàlmihiii ugu danbeeyey lagu xayeesinayey inuu ka furmi doono shir ay leeyihiin reer Maakhir ayaa maanta markii uu furmay wuxuu yeeshay weji kale …

18th May 2025  admin  

Garowe: 04 August 2024, Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Mudane Ilyaas Osman Lugatoor oo ay wehelinayeen wasiirka wasaaradda caafimaadka Siciid Jamac Qorsheel iyo wasiiru dawlaha mudane Ahmed Sheekh Farax ayna goobjoog ka ahaayeen wasiiradda shaqada iyo shaqaalaha iyo haweenka Puntland ayaa …