Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025 admin
The Ethiopian prime minister, Abiy Ahmed, has repeated separate occasions that his country has a population of 120 million and that their landlocked country would not survive economically if Ethiopia does not get an ocean access. He argues that his …

17th May 2025 admin
Wasiirka Arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga ayaa sheegay in Ethiopia ay dhawaan dowladda Soomaaliya uga codsan-doonto helitaanka dekad islamarkaana ay aqoonsandoonto madax banaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya Wasiirka ayaa yiri”Waxaan rabaa in aan Madaxweynaha u soo gudbiyo in Soomaaliya …

17th May 2025 admin
Muqdisho iyo Hargaysa ma maamul kale oo ay beesha Daarood yeelato ayeey diyaar yihin mise waxa jira wax qarsoon oo aan soo shaac bixin, Markii hore ee uu madaxweyne Xasan Culusoow dalka hogaaminayey oo ay socotay maamul u samayntiii maamulka …

17th May 2025 admin
Diyaarad rikaab waday ayaa ku dhacday gobolka Sao Paulo ee dalka Brazil. عاجل… سقوط طائرة ركاب فوق ولاية ساوباولو البرازيلية. الطائرة من نوع (ATR 72–500) تابعة لشركة Voepass البرازيلية وتسع 68 راكب ولقي جميع المسافرين مصرعهم بالإضافة لطاقم الطائرة.pic.twitter.com/ldD9ZbCYJE…