Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2025 admin
Waa hogaamiyaasha Africa oo xitaa socodku dhibaya isla markaan doonaya inay xoog ku sii haystaan dalalkooda, Baaderiga xukuma Uganda Museveni oo saamayn ku leh madaxda Soomaaliyeed ayaa ka mid ah kuwaas Look at these 2πππππ pic.twitter.com/Uqa1Zy3gwo — Ohta Ryota πΈπ¬ …

28th April 2025 admin
Maamulka Degmada Badhan ayaa bulshada Deegaankq Caana-badan ee degmada Badhan kala wareegay Xoolo taakulo ah ay kaga qayb qaadanayaan Taakulada Ciidamada Difaaca puntland. …

28th April 2025 admin
Faahfaahinta duqaymihii u dambeeyey ee Maraykanku ka gaystay buuraha Calmiskaad yada oo weli uu socdo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee Puntland ka waddo buuraha calmiskaad ee bariga Puntland ayaa waxaa sidoo kale kordhay duqaymaha dalalka shisheeye ay ka …

28th April 2025 admin
Ra’isul wasaare Xamze soo kii shalay maaha lahaa joojiya Tola’yeey Hoos ka daawo faraqa u dhaxeeya labada siyaasi ee ka soo kala jeeda beesha Daarood halka ay ka kala taagnaayeen Xorayntii Laascaanood. …