Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Muxuu Madaxweyne Farmaajo ogaaday e uu kà cararay Lugooyaddii la joogtay oo madaxweynha iyo beeshiisa is nacsiisay Ma laga yaabaa in madaxweyne Farmaajo ogaaday cadaymo dilal Muqdisho ka dhacay iyo Mooryaanimo magaciisa lagu sameeyey …

17th May 2025  admin  

Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaan uga digaynaa hirgelinta qorshaha la xiriira in dal shisheeye ay ku wareejiyaan maamulka hawada Soomaaliyeed, taas oo ah tallaabo dhaawacaysa qarannimada iyo madaxbannaanida Soomaaliyeed. …

17th May 2025  admin  

Faahfaahinta dekedda ay Djibouti u soo bandhigtay Ethiopia Dawladda Jubuuti oo isku dayaysa inay qaboojiso xiisadda u dhexeysa Soomaaliya iyo Ethiopia oo maalmahan sii xumaanayey ayaa u soo bandhigtay Ra’iisal wasaare Aby Ahmed qaab cusub oo ay ku heli karaan …

17th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa dhowr jeer ku celceliyey in dowladdiisu xoogga saarayso isku filnaanshaha cunnada ee gudaha dalka lana xoojinayo wax soo saarka beeralayda dalka sida horraan uu ka sheegay baarlamaanka dalkiisa. Itoobiya ayaa ka mid ah dalalka …