Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Wasiir Fiqi “Hadii ay itoobiya faragalinta Soomaaliya joojin weyso waxaa noo furan in aan taageerno Jabhadaha kasoo horjeeda Xukunka Abiy Axmad” Wasiir Fiqi "Hadii ay itoobiya faragalinta Soomaaliya joojin weyso waxaa noo furan in aan taageerno Jabhadaha kasoo horjeeda Xukunka …

17th May 2025  admin  

Gole cusub oo ay Xildhibaanada qarkood ay samaysren, kaaas oo lagu magcaabo golaha samata bixinta Qaranka Soomaaliyeed #BREAKING: Members of the Somalia’s federal parliament have announced the formation of the "Somalia Rescue Council" tonight in #Mogadishu. They emphasized …

17th May 2025  admin  

Culusoow iyo iyo Xi oo isku raacay xoojinta xiriirka labada dal Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta wada-hadallo laba geesood ah kula yeeshay magaalada Beijing madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, sida ay sheegeen labada dhinac. “Labada Madaxweyne ayaa waxay isku …

17th May 2025  admin  

Wararkii ugu dambeeyey ee xiisadda dagaal ee Ceerigaabo Guddi dhex-dhaxaadin ka waday beelo dagaal uu ku dhex maray magaalada Ceerigaabo iyo deegaanno hoosatga ayaa sheegay in waxgaradka labada dhinac ay wada qaateen baaqyada nabadda, islamarkaana dhowaan lasoo gebagebeyn doono colaadda.…